Dataset Viewer
Auto-converted to Parquet Duplicate
score
float32
1.04
1.25
⌀
Somali
stringlengths
7
500
Tswana
stringlengths
10
500
⌀
1.24754
Eraygaagu wuxuu cagahayga u yahay laambad, Waddooyinkaygana iftiin.
Lefoko la gago ke lobone lwa dinao tsa me, le lesedi la tsela ya me.
1.246191
Naagtiina waxay abeesadii ku tidhi, Midhaha geedaha beerta waannu cuni karnaa;
2Mosadi a araba noha, a re: "Re ka ja ditholwana tsa difate tse serapeng,
1.245559
Qaar kale waxay yidhaahdeen, Hadalladaasu ma aha kuwa nin jinni qaba.
Ba bangwe ba re: "Tse ga se dipolelo tsa yo o tsenyweng ke mewa e e maswe.
1.243763
nabadgalyo Eebbe korkiisa ahaataye Waxyigii Samada ka soo degayay ayaa
Kgotso e tswang hodimo,
1.242956
Dembigu waa badnaan doonaa, taa aawadeed qaar badan jacaylkoodu waa yaraan doonaa.
Boikepo bo tla oketsega, le lorato lwa ba bantsi lo tla tsidifala.
1.241112
Markaasaa kuwa xaqa ah ku dhalaali doonaan boqortooyada Aabbahood sida qorraxdu u dhalaalayso.
Mohlang oo ba lokileng ba tla kganya jwaloka letsatsi Mmusong wa Ntata bona.
1.238464
Naagtiina waxay abeesadii ku tidhi, Midhaha geedaha beerta waannu cuni karnaa;
2Ke fa mosadi a araba noga a re: "Go tilwe, re je maungo a ditlhare tsa tshimo.
1.236791
Bal yaa odhan kara, Qalbigayga waan nadiifiyey, Oo dembigayga waan ka daahirsanahay?
E mang yo o ka reng: "Ke ntlafaditse pelo ya me, ke itshekile mo boleong jwa me"?
1.236683
Wuxuu u nixi doonaa miskiinka iyo kan baahan, Oo kuwa baahan naftoodana wuu badbaadin doonaa.
O tlaa tlhomogela bahumanegi le batlhoki pelo; mme mewa ya batlhoki o tlaa e boloka.
1.235897
Ama nin muxuu u bixiyaa naftiisa bedelkeeda?
, Mat 16:26 se motho a. gore a bone botshelo?
1.235199
Markaasay isku yidhaahdeen, Miyaan qalbigeennu gubanin intuu jidka inagula hadlayay iyo intuu Qorniinkii inoo furayay?
Mme bare ho bona, na dipelo tsa rona ha diaka tsa tjhesa ka hare, ha A ntse A tsamaya le rona tseleng, ha A ntse A re bulela Mangolo?
1.234778
Dunida oo dhan Xaakinkeedu miyuusan xaq samayn doonin?
A Moatlhodi wa lefatshe lotlhe ga a tle go dira se se siameng?"
1.234638
Daadka soo socda Nuux dadka digniin buu ka siiyay laakiinse isaga may dhegeysan.
Noa e ne e le moreri wa tshiamo, mme batho ba le bantsi ga ba a ka ba mo reetsa.
1.233768
19 Markaasaa Yuusuf wuxuu iyagii ku yidhi, Ha cabsanina, waayo, ma anaa Ilaah meeshiisii jooga?
19Empa Josefa a re ho bona: "Le se ke la tshoha; na nna ke Modimo?
1.233488
Ciise wuxuu yiri: "Oo waxaad garan doontaan runta; runtiina waa idin xorayn doontaa.
Se se itumedisang ke gore Jesu o ne a re: "Lo tla itse boammaaruri, mme boammaaruri bo tla lo golola."
1.232808
Markaasuu ku yidhi, Quruunba quruun bay ku kici doontaa, boqortooyona boqortooyo.
10Gape a ba raya a re: "Morafe o tla tsogela morafe, le bogosi bo tla tsogela bogosi.
1.229498
11 Waxaa kuwa xaqa ah loo beeray iftiin,
11Lesedi le tjhabela ya lokileng,
1.229476
Sharku wuxuu dunida ku bilowday markuu Shayddaanku beentii u horreysay sheegay.
Boikepo bo ne jwa simologa mo lefatsheng fa Satane a ne a bua maaka a ntlha.
1.228837
Oo kuwiinna nacasyada ahow, goormaad caqli yeelanaysaan?
Lona masilo, lo tla tlhalefa leng?
1.228271
..." Laakiin geedka aqoonta wanaagga iyo xumaanta waa inaanad waxba ka cunin: waayo, maalintii aad wax ka cuntid hubaal waad dhiman doontaa" - (Bilowgii 2:17)
Mme fa e le setlhare sa kitso ya molemo le bosula sone o se ka wa ja mo go sone, gonne ka letsatsi le o jang mo go sone ruri o tla swa."
1.22669
Sow ma aha adiga iyo reerka aabbahaa oo dhanba?
A e tla bo e se tsa gago le tsa lelapa lotlhe la ga rraago?"
1.225592
Oo eraygii wakhti ku habboon la yidhaahdaana sidee buu u wanaagsan yahay!
'Lefoko ka Nako ya Lone e e Tshwanetseng le Molemo Jang Ne!'
1.225289
Oo markay waxyaalahaasu noqdaan, (bal eeg, way iman doonaane,) waxay ogaan doonaan in nebi uu iyaga dhex joogay.
Mme fa di dirafala, foo ba tla itse fa ba ne ba na le moporofeti."
1.224305
Qaynuun kale oo kuwan ka weyn ma jiro."
Ga go na taolo epe e sele e e fetang tse."
1.224146
'Waayo, bal eeg, boqortooyada Ilaah waa idinku dhex jirtaa. "
Gonne itseng gore puso ya Modimo e teng mo go lona."
1.223838
2:11 sidaas oo Yuhuud iyo kuweeda cusub, Iyo reer Kereetee iyo Carabta: waxaannu maqalnay iyagoo ku hadlaya afafkeenna oo u gaar ah, shuqullada xoogga leh oo Ilaah. "
re le Bajuda le basokolohi, Bakerete le Maarabia, re ba utlwa ba bolela mesebetsi e meholo ya Modimo ka dipuo tsa habo rona!"
1.222905
Oo quruumaha oo dhammuna isagay u adeegi doonaan.
ditšhaba tsotlhe di tla mo direla.
1.222746
Miyaad wax ka cuntay geedkii aan kugu amray inaadan wax ka cunin?
A kampo o jele setlhare se ke go laetseng ka re: O se ka wa se ja?"
1.222657
Oo waxay ku yidhaahdeen, "Toddoba iyo wuxoogaa kalluun yaryar ah."
Ba re: "Di a supa, le ditlhatswana di se kae."
1.222322
Ma nafsaddaadaad waxyaalo waaweyn u doondoonaysaa?
"'Fa e le wena, o nna o ntse o ipatlela dilo tse dikgolo.
1.221034
Ilaahay Aadan hal naag keliya buu siiyay.
O ne a direla Adame mosadi a le mongwe fela.
1.218581
115 Kuwiinna xumaanta falow, iga taga,
115 Tlogang go nna, lena badirabobe,+
1.218248
27 Waayo, kanu waa axdigayga aan la dhigan doono iyaga, Markaan dembigooda ka qaadi doono.
27 [...]Mme e ke kgolagano ya me le bona, motlhang oo ke tlosang dibe tsa bone.
1.217369
Waxa uu Siyoon ka buuxiyey caddaalad iyo caddaalad.
O tladitse Sione molao le tshiamo.
1.217227
20 Run; rumaysaddarradooda aawadeed ayaa iyaga loogu jebiyey, adna waxaad ku taagan tahay rumaysadkaaga.
20Ke teng; a thefutswe ka baka la ho se dumele, mme wena, o ema ke tumelo.
1.21649
53 Ma waxaad u malaynaysaa inaanan Aabbahay baryi karin oo uusan haddeer ii soo diri karin malaa'igo laba iyo toban guuto ka badan? 54 Haddaba sidee buu u noqon doonaa Qorniinku kan leh, Waa in sidaasu noqotaa? 55 Saacaddaas qudheeda ayaa Ciise dadkii badnaa ku yidhi, Ma waxaad iila soo baxdeen seefo iyo ulo inaad i qa...
53Kampo a o itlhoma ke sa ka ke ka rapela Rre gore e re fela jaanong a nthomele bogolo go mephato e le 12 ya baengele? 54Kana Dikwalo di ne di ka dirafala jang tse di reng, go tshwanetse ga nna jalo?"
1.215475
Xusuuso Abuurahaaga Inta Aad Dhallinyar Tahay
"Gakologelwa Mmopi wa Gago yo Mogolo mo Malatsing a Bosha Jwa Gago"
1.214875
"Waxaan u tegayaa inaan meel idiin sii diyaariyo." - Yooxanaa 14:2
"Ke a tsamaya go ya go lo baakanyetsa lefelo." - Johane 14:2
1.214559
Sida qoran, Qurux badanaa cagaha kuwa wax ku wacdiyaya injiilka nabadda, oo ah kuwa warka wanaagsan keena.
Jaaka go kwadilwe ga twe: "Kana di dintle jang ne dinao tsa bone ba ba rerang mafoko a a thabisang a a molemo!"
1.214303
Kolkaasaa Muuse sidaas ku sameeyey waayeelladii reer binu Israa'iil hortooda.
Moše a dira jalo fa pele ga bagolo ba Baiseraele.
1.214115
Ilaahow waa dhowyahay.
Modimo e atametse."
1.214043
Wuxuu u nixi doonaa miskiinka iyo kan baahan, Oo kuwa baahan naftoodana wuu badbaadin doonaa.
O tla utlwela motho wa maemo a a kwa tlase le yo o humanegileng botlhoko, mme meya ya ba ba humanegileng o tla e boloka.
1.213004
52 quruuntii oo keliya uma aha, laakiin inuu mid keliya isugu soo ururiyo carruurtii Ilaah oo kala firidhsan.
52e seng morafe oo fela, mme le gona e le gore a phuthe bana ba Modimo ba ba faladitsweng, a ba kopanye.
1.212685
waayo, waxaa timid maalintii weynayd oo cadhadooda; bal yaa awooda inuu istaago?
17ka gonne letsatsi le legolo la bogale jwa gagwe le fitlhile; ke mang yo o nonofileng go ka ema?"
1.212514
Laakiin, ma aha sida aan doono, laakiin sidaad doonaysid ha noqoto.
Fela go se nne ka fa go rateng ga me, go nne ka fa go rateng ga gago."
1.212474
9 Laakiin kii igu diida dadka hortiisa, malaa'igaha Ilaah hortooda ayaa lagu diidi doonaa,
9empa ya ntatolang pela batho, o tla latolwa pela mangeloi a Modimo.
1.212162
"Maalintii aad wax ka cuntaan hubaal waad dhiman doontaan."
Gonne ka letsatsi le o se jang, o tlile go swa."
1.211807
Yuusufna wuu gartay walaalihiis laakiinse iyagu ma ay garan isagii.
Josefa o lemoga bomogolowe mme bone ga ba mo lemoge.
1.21179
Oo codkiisuna wuxuu u ekaa codka biyo badan.
Lentswe la Hae e ne e ka modumo wa metsi a mangata.
1.211753
Oo magiciisuna reer binu Israa'iil dhexdooda waa ku weyn yahay.
leina la ona le legolo mo Iseraele.
1.211553
Kuwo badan baa arki doona, wayna cabsan doonaan,
Bantsi ba a bona, ba a boifa,
1.21126
16 Markii kuwa sharka lahu bataan, xadgudub baa sii kordha, Laakiinse kuwa xaqa ah ayaa dhiciddooda arki doona.
16Fa baikepi ba ntsifala, go ntsifala maleo, mme basiami ba tla bona tatlhego ya bone, ba itumela.
1.211186
Haddaba, waxaan taas oo kuweenna nool oo hadha waa la soo wada iyaga la qaban doona daruuraha dhexdooda inaynu Rabbiga hawada kula kulanno ah.
Morago ga moo rona ba re setseng re sa ntse re tshela re tla tsholelediwa kwa loaping ka maru mmogo le bone go ya go kgatlhantsha Morena."
1.211136
4 oo wejigiisay arki doonaan, oo magiciisuna wuxuu ugu oolli doonaa wejigooda.
4 Ba tla leba sefatlhego sa ona, leina la ona le le mo diphatleng tsa bona.
1.210982
53 Ma waxaad u malaynaysaa inaanan Aabbahay baryi karin oo uusan haddeer ii soo diri karin malaa'igo laba iyo toban guuto ka badan?
53Kapa na o re, nka sitwa ho rapela Ntate hona jwale, mme o ba a ya nnea dilegione tsa mangeloi tse leshome le metso e mmedi, le tse fetisang?
1.210456
Waxay tageen oo arkeen meeshuu degganaa, oo waxay maalintaas ayaan la joogay isagii.
Ba tla, ba bona fa a nnang teng, ba be ba tlhola nae letsatsi leo.
1.2104
Haddaba, waxaan taas oo kuweenna nool oo hadha waa la soo wada iyaga la qaban doona daruuraha dhexdooda inaynu Rabbiga hawada kula kulanno ah.
(Morago), RONA BA RE TLA BONG RE TSHEDILE re tlogetswe, RE TLA TSHOLEDIWA MMOGO NABO MO marung, re ya go kgatlhantsha Morena mo loaping; mme jalo re tla nnela ruri le Morena.
1.21035
20:15 Oo ku alla kii aan kitaabkii nolosha laga helin isagoo ku qoran, waxaa lagu tuuray baddii dabka ahayd.
15Mme e mong le e mong ya sa kang a fumanwa a ngodilwe bukeng ya bophelo, a akgelwa letsheng la mollo.
1.210338
8 Waayo, haddii Yashuuca iyagii nasiyey, Ilaah markaas dabadeed kama uu hadleen maalin kale.
8Gonne fa Jošua a ka bo a ba isitse boikhutsong, Modimo o ka bo o se ka wa tlhola o bua morago ka ga letsatsi le lengwe.
1.210245
Oo Qorniin kale wuxuu leeyahay, Way arki doonaan kii ay wareemeen.
longwe lo a re: "Ba tla leba ene yo ba mo tlhabileng."
1.210093
Dhab ahaantii, waa baaritaan lagu [15], laakiin wax badan oo ka mid ah Ma aqaan [16].
Ke Mmopi wa dilo tsotlhe, mme bontsi jwa batho ga ba itse go le kalo ka ene.
1.209487
Intuunan Ciise dhiman wuxuu yiri: "Injiilkan boqortooyada [warka wanaagsan] ayaa dunida oo dhan lagu wacdiyi doonaa inuu marag u noqdo quruumaha oo dhan, dabadeedna ugudambaysta ayaa iman doonta."
Jesu o ne a re: "Dikgang tse di molemo tseno tsa bogosi di tla rerwa mo lefatsheng lotlhe le le nang le banni gore e nne bosupi mo ditšhabeng tsotlhe; mme go tswa foo bokhutlo bo tla tla."
1.209279
Haddaba haddaan, aad ah Sayidka iyo Macallinka, waa inaad cagaha u maydhay, waxaad sidoo kale waajibka ku ah inay cagaha isu maydhaan ee.
yo ke leng Morena, le Moruti ke lo tlhapisa dinao, le lona lo
1.208719
Laakiin Wiilka Aadanahu meel uu madaxiisa dhigo ma leh. "
"Morwa-Motho ene ga a na fa a ka latsang tlhogo teng."
1.208374
Bal eeg, Waxaan kuugu dari doonaa shan iyo toban sannadood, maalmihiinnii.
Bona, ke tla okeletsa malatsi a gago dinyaga di le 15.
1.207735
Amarkan waxaan ka helay Aabbahay."
Taolo e ke e amogetse mo go Rre."
1.207307
Oo qalbiga kagama ay fikiraan inaan xumaantooda oo dhan xusuusto.
2Ga ba lemoge gore ke ntse ke gopola bosula jotlhe jwa bone.
1.207147
Ciise wuxuu ugu jawaabay, Miyaanan idin dooran idinkoo laba iyo toban ah?
Re: "A ga ke a lo itlhophela lo le 12 (Barutwana), mme mongwe
1.206131
4 Balse sidee baa nin u kari karaa inuu Ilaah hortiisa xaq ku ahaado?
4Le jwale, motho a ka loka jwang pela Modimo?
1.205725
Waayo, ma aad ogtahay in ay tahay lagama maarmaan u ah ii ahaan in waxyaalahan oo waa Aabbahay?"
A lo ne lo sa itse gore ke tshwanetse go nna mo go tse e leng tsa ga Rre?" 50 Mme ba se ka ba
1.205464
24 Laakiin wuxuu u jawaabay oo ku yidhi, La iima soo dirin, idaha lunsan oo reer binu Israa'iil maahee. [Matayos 15:24]
24A fetola a re: "Ga ke a rongwa gope, fa e se kwa dinkung tse di latlhegileng tsa ntlo ya Iseraele."
1.204724
(21) Qoomkayow gala Dhulka la Daahiriyey oo idiinyaboohay Eebe hana u noqonina Gadaashiinna oo gadoontaan idinkoo Kashaaray.
Ntlo, wena tšhaba ya me, o tsene mo matlonyaneng a gago, o itswalele mejako o le kwa teng; o iphitlhe ka lobaka lo lonnyennyane, go tsamaye kgakalo e fete.
1.204653
Xaggee ayaad ku aragtaa shanta sano?
O akanya go nna kae mo sebakeng sa dingwaga tse tlhano?
1.204135
Haddaba haddaan cagaha idiin maydhay anigoo ah Sayidka iyo Macallinka, idinkuna waa inaad cagaha isu maydhaan.
yo ke leng Morena, le Moruti ke lo tlhapisa dinao, le lona lo
1.204113
iyo in mid kasta oo aan hoos u dhicin oo aan u sujuudin, lagu dhex tuuri doono foorno dab ah oo ololaysa.
Mongwe le mongwe yo o sa se khubameleng le go se obamela, o tla latlhelwa mo leubelong le le tukang la molelo ka yone nako eo.'
1.203842
Aabbahaa weyddii oo wuu ku ogeysiin doonaa,
Botsa rraago, o tla go itsise,
1.203114
Waxaan u imid inay nolosha haystaan oo ay badnaan u haystaan.
Nna ke tsile gore di baane le bophelo, di be di nne le letlotlo.
1.203114
waxaan u imid inay nolosha haystaan oo ay badnaan u haystaan.
Nna ke tsile gore di baane le bophelo, di be di nne le letlotlo.
1.202307
Dunida oo dhan Xaakinkeedu miyuusan xaq samayn doonin?
A moatlhodi wa lefatshe lotlhe ga a nke a dira ka tshiamo?"
1.20222
Oo aniguna waxaan iyaga mar kale ku soo celin doonaa dalkoodii aan awowayaashood siiyey.
Kana ke tla ba busetsa mo nageng ya bone e ke e neileng borraabo.
1.201388
29 Wuxuu ku yidhi, Caynkanu wax kale kuma soo bixi karo tukasho iyo soon maahee.
A ba raya a re: "Mofuta o ga o ka ke wa tswa ka sepe, fa e se ka thapelo le ka go itima dijo."
1.201217
Markuu been ku hadlo, tiisuu ku hadlaa, waayo, waa beenaaleh, waana beenta aabbaheed" (Yooxanaa 8:44).
"Fa [Diabolo] a bua maaka, o bua go ya ka se a leng sone, ka gonne ke moaki le ramaaka." - Johane 8:44
1.201131
4. waa la aasay isaga, oo maalintii saddexaad ayaa la sara kiciyey, sida Qorniinku leeyahay.
4le gore o ne a fitlhwa, le gore o tsositswe ka letsatsi la boraro ka fa Dikwalong,
1.200986
Mid ka mid ah saddex-meelood meel ka mid ah Malaa'igta isaga raacay caasiyey.
Mme a hula karolo ya boraro ya mangeloi le yena.
1.200814
Sidaas daraaddeed midkiinba midka kale ha dhiirrigeliyo oo ha dhiso sidaad yeelaysaan oo kale.
Ke gone, laanang, mme lo agelelane, fela jaaka lo ntse lo dira.
1.200728
Insha Allah, The living baa ku cayshi barwaaqada for years.
(E sale o le Modimo, o sa balwe le dilemo;) (Repeat)
1.200728
Insha Allah, The living baa ku cayshi barwaaqada for years.
(E sale o le modimo, o sa balwe le dilemo;) (Repeat)
1.200716
Ciise wuxuu yiri: "Oo waxaad garan doontaan runta; runtiina waa idin xorayn doontaa.
Jesu o ne a re: "Lo tla itse boammaaruri, mme boammaaruri bo tla lo golola."
1.200611
26 Wuxuu u soo diray addoonkiisii Muuse,
26 A roma Moshe motlhanka wa gagwe,+
1.200441
dhaxli maayo wiilkayga Isxaaq ah.
Gonne morwa lelata le ga a tshwanela go ja boswa le Isaka morwaake."
1.200347
27 Oo kanu waa axdigayga aan la dhigan doono iyaga,
27 Ke yona kgolagano ya me le bone,
1.199791
19 Oo taasaynu ku garan doonnaa inaynu kuwa runta nahay, oo aynu isaga hortiisa qalbigeenna kaga dhiiro gelin doonnaa 20 xagga wax alla wixii qalbigeennu inagu eedeeyo, maxaa yeelay, Ilaah waa ka weyn yahay qalbigeenna, oo wax walbaba wuu og yahay.
19 Se re tla itseng ka sona gore re ba boammaaruri, e bile re ka gomotsa dipelo tsa rona fa pele ga ona ka sona, 20 ke fa e re dipelo tsa rona di re atlhola, re re: Modimo o mogolo go feta dipelo tsa rona, o bile o itse tsotlhe.
1.199388
14 oo weliba quruuntaas ay u adeegi doonaan, xukun baan ku ridi doonaa; oo dabadeedna way ka soo bixi doonaan iyagoo xoolo badan wata.
14Mme le setšhaba seo se ba tla nnang batlhanka ba sona ke tla se otla; morago ga moo ba tla huduga ka dithoto tse dikgolo.
1.199033
29 Wuxuu ku yidhi, Caynkanu wax kale kuma soo bixi karo tukasho iyo soon maahee.
29A ba raya a re: "Mofuta o ga o ka ke wa tswa ka sepe, fa e se ka thapelo le ka go itima dijo."
1.199021
Bal eeg, anigaa abuuray birtumaha dabka dhuxuleed afuufa oo hub dagaal u soo saara, oo weliba waxaan abuuray kan wax dumiya inuu wax baabbi'iyo aawadeed.
Bona, ke bopile mothudi yo o budulogang mo magaleng a a tukang, a betla dibetsa e le tiro ya gagwe; ke nna hape ke entseng hore mosenyi a sebetse tšenyo.
1.198881
11 Markaasay aad u cadhoodeen, oo waxay ka wada hadleen waxay Ciise ku samayn lahaayeen.
11Ke fa bone ba tlala bogale jwa botsenwa, ba botsanya se ba ka se dirang Jesu.
1.198799
Walaalahayow, waxyaalahanu waa inaanay sidaas noqon.
Ba ga etsho, tseo ga di a tshwanela go nna jalo.
1.198552
Runtii waxaan idinku leeyahay, in ay abaal-marin ay heshay.
Ammaaruri ke lo raya ke re: Tuelo ya bone ba setse ba e amogetse.
1.198483
Laakiin qalbigoodu waa iga fog yahay.
mme dipelo tsa bone di kgakala le nna.
1.198314
Waayo, ku alla kii yeela doonista Aabbahayga jannada ku jira, kaasaa walaalkay iyo walaashay iyo hooyaday ah.
50 Gonne mongwe le mongwe yo o dirang go rata ga Rre yo o kwa magodimong, ke ene nnake le kgaitsadiake le mme."
End of preview. Expand in Data Studio

Somali-Tswana_Sentence-Pairs Dataset

This dataset contains sentence pairs for African languages along with similarity scores. It can be used for machine translation, sentence alignment, or other natural language processing tasks.

This dataset is based on the NLLBv1 dataset, published on OPUS under an open-source initiative led by META. You can find more information here: OPUS - NLLB-v1

Metadata

  • File Name: Somali-Tswana_Sentence-Pairs
  • Number of Rows: 197114
  • Number of Columns: 3
  • Columns: score, Somali, Tswana

Dataset Description

The dataset contains sentence pairs in African languages with an associated similarity score. Each row consists of three columns:

  1. score: The similarity score between the two sentences (range from 0 to 1).
  2. Somali: The first sentence in the pair (language 1).
  3. Tswana: The second sentence in the pair (language 2).

This dataset is intended for use in training and evaluating machine learning models for tasks like translation, sentence similarity, and cross-lingual transfer learning.

References

Below are papers related to how the data was collected and used in various multilingual and cross-lingual applications:

[1] Holger Schwenk and Matthijs Douze, Learning Joint Multilingual Sentence Representations with Neural Machine Translation, ACL workshop on Representation Learning for NLP, 2017

[2] Holger Schwenk and Xian Li, A Corpus for Multilingual Document Classification in Eight Languages, LREC, pages 3548-3551, 2018.

[3] Holger Schwenk, Filtering and Mining Parallel Data in a Joint Multilingual Space ACL, July 2018

[4] Alexis Conneau, Guillaume Lample, Ruty Rinott, Adina Williams, Samuel R. Bowman, Holger Schwenk and Veselin Stoyanov, XNLI: Cross-lingual Sentence Understanding through Inference, EMNLP, 2018.

[5] Mikel Artetxe and Holger Schwenk, Margin-based Parallel Corpus Mining with Multilingual Sentence Embeddings arXiv, Nov 3 2018.

[6] Mikel Artetxe and Holger Schwenk, Massively Multilingual Sentence Embeddings for Zero-Shot Cross-Lingual Transfer and Beyond arXiv, Dec 26 2018.

[7] Holger Schwenk, Vishrav Chaudhary, Shuo Sun, Hongyu Gong and Paco Guzman, WikiMatrix: Mining 135M Parallel Sentences in 1620 Language Pairs from Wikipedia arXiv, July 11 2019.

[8] Holger Schwenk, Guillaume Wenzek, Sergey Edunov, Edouard Grave and Armand Joulin CCMatrix: Mining Billions of High-Quality Parallel Sentences on the WEB

[9] Paul-Ambroise Duquenne, Hongyu Gong, Holger Schwenk, Multimodal and Multilingual Embeddings for Large-Scale Speech Mining, NeurIPS 2021, pages 15748-15761.

[10] Kevin Heffernan, Onur Celebi, and Holger Schwenk, Bitext Mining Using Distilled Sentence Representations for Low-Resource Languages

Downloads last month
19

Collection including michsethowusu/somali-tswana_sentence-pairs